Maalinta Booliska Soomaaliyeed oo laga xusay Hirshabelle

Wasiirka Amniga Dowlad Goboledka Hirshabelle Mudane Mohamed Abdirahman kheire ayaa munasabada Maalinta Police ka Somaliyeed ugu hambalyeeyay 76 guradii kasoo waregatay aas aaska ciidanka Booliska.

“Waxaan Hambalyo u dirayaa Munasabada Ciidanka Police-ka Somaliyeed 20 December, Sarreeyaasha , Saraakiisha, Saraakiil xiggeennada, Alifleyd iyo dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Maanta u dabaal dagaya Sanad guurradii 76-aad ee kasoo wareegtay Xilligii la aas-aasay Booliska” ayuu yiri Mudane Mohamed Abdirahman kheire

DAAWO SAWIRADA